Al Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaalla Degmada Afgooye

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay xilli dambe weerar culus waxa ay ku qaadeen saldhig ciidanka dowladda Soomaaliya kaga sugnaayeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada dowladda ee la weeraray iyo kuwa Al Shabaab ayaa waxaa dhax maray dagaal daqiiqado kooban socday oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana dagaalka cabsi badan … Continue reading Al Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaalla Degmada Afgooye